Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland oo Kulan Amni la yeeshay Mas’uuliyiin Ka Socota Kenya

Mandheera – Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa kulan muhiim ah oo amniga la xiriira kula yeeshay magaalada Mandheera ee dalka Kenya, mas’uuliyiin sare oo ka tirsan hay’adaha amniga ee dowladda Kenya.   Kulanka oo ka dhacay xarunta ciidamada Kenya ee Mandheera, ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyay xaaladda amni ee xuduudaha labada dal, iyadoo la isla gartay in la...

Wasiir Roobow oo Kormeerey Adeegyada Xujayda Soomaaliyeed oo Sannadkan Loo qabtay

Riyadh – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ayaa haatan ku sugan dalka Sacuudi Carabiya, si uu ugu kuur galo xaaladda iyo adeegyada ay helayaan xujayda Soomaaliyeed ee sannadkan kusoo qulqulaya dhulka barakaysan si ay u gutaan acmaasha xajka.   Wasiirka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xujayda Soomaaliyeed ee sannadkan ka qeybgalaya xajka ay...

Shaqo La’aan, Rajo La’aan iyo Musuq Maamul oo Dhalinyaradda Soomaaliyeed ku Riixay Tahriibka

Muqdisho – Shaqo la’aan baahsan, dhaqaale xumo, iyo rajo la’aan joogto ah oo ay wajahayaan dhalinyaradda Soomaaliyeed ayaa sii kordhisay tirada dadka tahriibaya, iyadoo musiibadii ugu dambeysay ay ka dhacday Badweynta Atlantic-ga halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 20 tahriibayaal Soomaali ah.   Wararka laga helay warbaahinta dalka Spain ayaa sheegaya in doontii ay saarnaayeen dhalinyaradaasi ay ku wajahneyd magaalada...

Duqeymo ka dhacay Jubada Dhexe iyo Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Duqeymo qorsheysan oo habeenkii xalay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobollada Shabeelaha Hoose iyo Jubbada Dhexe, ayaa lagu dilay xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab.   Duqeyntan ayaa waxaa fuliyay diyaaradaha dagaalka Mareykanka, iyadoo lagu howlgalayay xog sirdoon oo ay siiyeen hay’adaha amniga Soomaaliya, gaar ahaan Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA). Saraakiil xog-ogaal u ah howlgalka ayaa xaqiijiyay in...

US, Somalia Pledge Deeper Security Cooperation in Fight Against Extremist Groups

MOGADISHU, May 30  – The United States and Somalia have reaffirmed their commitment to strengthening joint efforts against extremist groups, following a high-level meeting in Mogadishu between US Ambassador Richard Riley and Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi, officials said Thursday.   The meeting focused on enhancing bilateral cooperation in the fight against Al-Shabaab and ISIS, and forms part of ongoing...

Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga

MUQDISHO, Soomaaliya - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley, iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa yeeshay kulan miro-dhal ah oo looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee la dagaallanka kooxaha xagjirka ah sida Al-Shabaab iyo ISIS.   Kulankan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, wuxuuna qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee labada dhinac ay ku doonayaan...

Kenya’s Engagement with Somaliland Raises Somali Sovereignty Concerns

NAIROBI, May 30 – Kenya's recent actions, including allowing the self-declared Republic of Somaliland to open a liaison office in Nairobi and facilitating a meeting between President William Ruto and Somaliland leader Abdirahman Irro, have drawn criticism from Somalia, which views these moves as violations of its sovereignty.   Somaliland said the meeting between Ruto and Irro focused on: 1. Bilateral Cooperation...

Dowladda Kenya oo duulaan qaawan ku soo qaaday Madaxbanaanida Qaranka Soomaaliya

NAIROBI, Kenya - Dowladda Kenya ayaa qaadey tallaabo ay xad-gudub qaawan ugu sameysay madax-banaanida dalka Soomaaliya kadib markii Somaliland u ogolaatay inay wax ay ugu yeertay safaarad ka furato Nairobi maalintii shalay.   Xalay Aqalka Madaxtooyadda waxaa ka dhacay kulan uu Ruto la yeeshay Cabdiraxmaan Cirro, kaasoo looga hadlay xiriirka labada dhinac, iskaashiga ganacsiga iyo arrimo kale.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return...

UN warns of growing Houthi-Al-Shabaab alliance in Horn of Africa

MOGADISHU, May 30, 2025 – The United Nations has raised alarm over a deepening security threat in the Horn of Africa, warning of increased cooperation between Yemen’s Houthi rebels and Somalia’s Al-Shabaab insurgents.   According to a report cited by The Washington Post, the Houthis have dispatched bomb-making experts to Jilib, a stronghold of Al-Shabaab in Somalia’s Middle Juba region, signaling...

Xuutiyiinta oo khubaro ku takhasustay qaraxyada usoo direy Al-Shabaab

WASHINGTON - Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigtay warbixin cusub oo ka digeysa khatar weyn oo amni oo ka jirta Geeska Afrika, iyadoo ay sheegtay in uu sii xoogeysanayo xiriirka Xuutiyiinta Yemen iyo Al-Shabaab-ka ka dagaalama Soomaaliya.   Sida uu qoray Wargeyska Washington Post, Xuutiyiinta ayaa khubaro ku takhasustay qaraxyada usoo direy degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, oo ah xarunta ugu...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...