Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mareykanka oo cambaareeyay weerarkii lagu dili rabey Madaxweyne Xasan Sheekh

Dowladda Mareykanka ayaa codkeeda ku biirisay dalalka saaxiibada la ah Soomaaliya ee cambaareeyay weerarkii Talaadadii lagu qaadey Kolonyo galbinaysay Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh, kaasoo ay ku dhinteen dhowr qof oo suxufiyiin ay kamid ahaayeen. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka waxay ku tilmaantay weerarka qaraxa loo adeegsaday mid argagaxiso oo la isku dayayo in Soomaaliya looga weeciyo wadada dib usoo kabashadda iyo...

U.S. Condemns Attack on President Hassan Sheikh Mohamud’s Motorcade in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The United States has joined Somalia's allies in condemning the March 18 attack on President Hassan Sheikh Mohamud’s motorcade, which resulted in the deaths of several people, including journalists.   The U.S. State Department called the bombing a terrorist act aimed at derailing Somalia’s path to recovery and the liberation of areas under al-Shabaab control. The U.S. extended condolences...

Somali President Meets Frontline Military Leaders After Surviving Bombing

Mogadishu, Somalia – President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia, currently stationed on the frontlines in the battle against terrorism, held an important meeting in the town of Moqokori with the leadership of Hirshabelle and senior military officials spearheading the country's liberation operations.   The president's visit to the frontlines came just one day after he narrowly survived a powerful bombing in...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulamo La Qaatay Hoggaanka Ciidamada Jiidaha Hore

MOQOKORI - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, ayaa caawa kulan muhiim ah kula qaatay degmada Moqokori, Hoggaanka Hirshabeelle iyo saraakiisha ciidamada hormuudka u ah howlgallada xoreynta dalka.   Safarka Madaxweynuhu ee jiidaha hore ayaa yimid kadib markii uu ka badbaaday qarax xoogan oo ka dhacay magaalada...

Imaaraatka oo Si Xoogan u Canbaareeyay Isku Dayga Dilka ee Xasan Sheekh

ABU DHABI — Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa si xooggan u canbaareeyay isku dayga dilka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo aan waxba galabsan.   Sheekh Shakhbut bin Nahyan Al Nahyan, Wasiirka Dowlaha ee Isutagga Imaaraatka Carabta, ayaa sheegay in Imaaraatka ay si adag u canbaareeyaan falalkaas dambiyada ah, isla markaana...

UAE condemns Al-Shabaab assassination attempt on Somalia President

ABU DHABI, United Arab Emirates - The United Arab Emirates has strongly condemned the terrorist assassination attempt on Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, which resulted in several deaths and injuries to innocent people.   Sheikh Shakhbut bin Nahyan Al Nahyan, Minister of State, affirmed the UAE’s strong condemnation of these criminal acts and its permanent rejection...

Somalia, Serbia Discuss Bilateral Relations

Serbian Foreign Minister Marko Đurić held phone talks with Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi on Tuesday, discussing ways to enhance diplomatic ties and cooperation.   Đurić thanked Somalia for supporting Serbia’s territorial integrity and sovereignty, reaffirming that Serbia also respects Somalia’s territorial integrity and independence. He expressed confidence that both nations would continue assisting each other internationally and appreciated Somalia’s stance...

Somalia iyo Serbia oo ka hadlay xoojinta xiriirkooda

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Serbia, Marko Đurić, ayaa wada-hadal dhanka taleefoonka  la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Moalim Fiqi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal.   Đurić ayaa uga mahadceliyay Soomaaliya taageerada ay u muujisay midnimada dhuleed iyo qarannimada Serbia, isaga oo xusay in Serbia ay ixtiraamayso madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Wuxuu kaloo caddeeyay in...

Somali Militants Target Presidential Convoy in Bomb Attack; President Unharmed

MOGADISHU - A bomb attack targeted the convoy of President Hassan Sheikh Mohamud in Somalia on Tuesday, but the president emerged unharmed. The attack occurred near the Ceel-Gaabta junction, as the president was traveling as part of a nationwide tour.   National Security Advisor Xuseen Sheekh Cali confirmed that the president was safe following the blast, which struck the convoy but...

National Security Advisor Assures President Hassan Sheikh Safe After Attack on His Convoy

MOGADISHU, Somalia - Somali National Security Advisor, Hussein Sheikh Ali, has confirmed that President Hassan Sheikh Mohamud is safe following a recent bombing attack on his convoy at the Ceel-Gaabta junction.   The bomb attack outside the presidential palace, which targeted the presidential convoy, did not result in any harm to the president or his entourage. Ali emphasized that President Hassan Sheikh...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...