Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Immigration Chief Pushes for Quicker Passport Processing, Better Service

MOGADISHU, Somalia — Ahmed Said Mohamed, the Director General of Somalia's Immigration Department, held a crucial meeting today with officials from the Passport Office to evaluate current operations and confront existing challenges.   Mohamed stressed the urgency of reducing the time taken to process passport applications, a significant issue for many Somalis seeking travel documents. He urged the officials to enhance public...

Xubnaha mucaaradka oo si kulul uga hadlay dagaalka ka socda Raaskambooni

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Mudane Xasan Cali Khayre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Raaskambooni ee u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland.   Siyaasiyiintan oo qayb ka ah xubnaha mucaaradka dalka ayaa nasiib darro ku tilmaamay in...

Somali Forces Repel Attack in Lower Juba, Accuse Jubaland Leader of Al-Shabaab Ties

MOGADISHU, Somalia - Somali National Armed Forces (SNA) repelled an attack on their forward operating bases in Raskamboni, Lower Juba, by regional troops led by Jubaland leader Ahmed Madoobe, the defense ministry said on Wednesday.   The SNA had been securing the bases and preparing for enhanced anti-terrorism measures in the region when the assault occurred. They effectively countered the attack,...

Sawirro: Agaasimaha hay’adda Socdaalka oo maanta soo saaray amar culus

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane Axmed Siciid Maxamed oo manta kulan gaar ah kula qaatay Saraakiisha ka howlgasha xafiiska Baasaboor bixinta ee xarunta shaqaalaha ayaa faray saraakiisha in la dar dargeliyo howlaha baasaboor bixinta isla markaana waxa uu sidoo kale saraakiisha ku booriyay in muwaadiniinta loo fududeeyo adeega loo haayo loona turo dadka jilicsan oo soo doonto...

Somali President in Ankara for Crucial Talks on Ethiopia Tensions

ANKARA, Turkey — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ankara Monday night, leading a high-level delegation for the third round of talks mediated by Turkish President Recep Tayyip Erdoğan to address escalating tensions with Ethiopia over a contentious agreement with Somaliland.   Somalia has laid down a clear condition for further negotiations: Ethiopia must retract its deal with Somaliland and...

Heavy Clashes Erupt Between Somali Federal, and Jubaland Forces in Raskamboni

RASKAMBONI, Somalia — Intense combat erupted on Wednesday in Raskamboni, located in the Lower Juba region of southern Somalia, pitting Somali Federal Government (SFG) forces against Jubaland regional security units. The clashes have raised concerns about stability in an area already fraught with security challenges due to the presence of Al-Shabaab militants.   The fighting, which began in the early hours...

DF Soomaaliya oo war xasaasi ah kasoo saartay dagaalka ka socda Raaskambooni

MUQDISHO (SMN) -  Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay dagaalka ka socda aagga Raaskambooni ee u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo kuwa maamul goboleedka Jubbaland.   Wasaaradda ayaa sheegtay in dagaalka ay soo qaadeen ciidamada daraawiishta Jubbaland oo ay tilmaamtay inay weerareen fariisimaha ciidamada la geeyay halkaasi. Sidoo kale waxa ay ku eedeysay madaxweyne Axmed Madoobe in...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal dhex-maray ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saaka ka qarxay gobolka Jubbada Hoose, kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland.   Daagaalka ayaa si gaar ah uga socdo tuulada Manaraani oo qiyaaatii illaa 40 KM u jirta deegaanka Raaskambooni oo dhowaan ay ciidamo gaysay dowladda Soomaaliya. Labada dhinac ayaa guullo ka kala sheegtay dagaalka oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay magaalada Ankara + Sawirro

ANKARA (SMN) -  Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Mudane Recep Tayyip Erdoğan.   Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa Ankara u yimid ka qeybgalka wareegga saddexaad ee wadahalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka...

Xabsi u gaar ah dumarka oo laga hirgeliyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/G Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyey saldhigga Xamar Jajab. Qeybtan cusub ayaa ah xabsi casri ah oo u gaar ah haweenka, taas oo loogu talagalay in lagu hubiyo ilaalinta xuquuqda haweenka ee ku jira gacanta booliska.   Munaasabadda Xarig jarka...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...