Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jubbaland oo beenisay in ciidankeedii ku sugnaa Beledxaawo ay isku dhiibeen DF

BELEDXAAWO (SMN) - Wasiirka Wasaradda amniga gudaha Jubbaland sareeye Gaas YuUsuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada kaas oo ahaa in Ciidamo Jubaland ka tirsan oo ku sugnaa Dagmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo ay isku dhiibeen DFS.   Qoraal kooban oo uu soo saaray Wasiirka Amniga Gudaha JubBaland ayaa uqornaa sidatan:- "Waxaan si cad u...

Madaxweynaha maamulka PUNTLAND oo maanta sameeyay magacaabis

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray  Xeer Madaxweyne Lr. 25 ee 08-da December, 2024, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Raas Casayr. Madaxweynaha  Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo. Wuxuu xeeriyey: Waxaa G/sare Mahad Cali Car- Car loo Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Raas casayr. Xeerkani wuxuu dhaqan...

Xiisadda Jubbaland iyo DFS oo laga cabsi qabo in ay saameyso dalalka deriska

KISMAAYO (SMN) -  Dagaal ka dhaca Jubbada Hoose ayaa la rumeysanyahay in uusan kaliya ku ekaandoonin gobolkaasi ee uu saameyn doono Geeska Afrika, sida ay aamnsanyihiin falanqeeyeyaasha u dhuun daloolo xiisada sii xoogaysanay ee Jubbaland.   Tan iyo markii ay bilaabatay xiisadda Jubbaland ee ka dhaxaysa Dowladda Federaalka iyo gobolka waxaa jiray ciidan aad u fara bdan oo ka socda dalka...

SoDMA, WFP Address Aid Disruption in Somalia’s SSC-Khatumo Region

MOGADISHU, Somalia — The Somalia Disaster Management Agency (SoDMA) and the World Food Programme (WFP) met urgently Sunday to tackle a significant disturbance in humanitarian operations in the SSC-Khatumo region.   The incident has cut off thousands from life-saving food aid, worsening an already critical situation. The agencies are concerned about the security of their staff and the supply chain necessary...

Opposition fighters declare Damascus ‘free’ as President Assad flees Syria

DAMASCUS - Syrian rebels said on Sunday that they have ended Bashar al-Assad's 24-year authoritarian rule, in their first announcement on state television following a lightning offensive that took the world by surprise.   Syria's army command notified officers on Sunday that Assad's regime had ended, a Syrian officer who was informed of the move told Reuters news agency. But the Syrian...

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddiga xeer-hoosaadka BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Gudddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka oo xal ka gaaray dhacdo 27-kii Bishii November ka dhacday Golaha Shacabka ka dib markii Xildhibaan Xasan Yare oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka uu gacan u qaaday askari...

Hay’adda SoDMA oo WFP kala hadashay gargaarkii lagu dhacay SSC-Khaatumo

MUQDISHO (SMN) - Madaxda hay'adda SoDMA iyo mas’uuliyiin ka titsan WFP ayaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay kaas oo diirada lagu saaray dhibaatadii dhawaanta soo wajahday howlaha gargaarka ee ka socda maamulka SSC-Khaatumo.   Dhinacyada ayaa isku raacay in ay si wada jir ah uga shaqeeyaan badbaadinta gargaarka bani,aadanimo iyo sidii dib loogu bilaabi lahaa qeybinta gargaarka iyo caawinaada dadka tabaaleysan. Gargaar...

Mucaaradka dalka Suuriya oo qabsaday Dimishiq iyo Bishaar Al Asad oo baxsaday

DIMISHIQ (SMN) -  Kooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo dalkaasi soo xakumayay muddo dheer, kaddib marki ay gudaha u galeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq.   Wararka ayaa sheegaya in Bashar Asad uu ka cararay waddanka isla markaana aanan la ogeyn halka ay u duushay diyaarad...

Somalia’s President Says He Is Committed To Hold Direct Elections

MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud announced plans to implement one-person-one-vote elections, describing the initiative as crucial for the country's future, in a speech following Friday prayers at the Presidential Mosque.   Mohamud sharply criticized Ahmed Madobe, the president of the semi-autonomous Jubbaland region, accusing him of maintaining power for 13 years through undemocratic means. He said Madobe had promised...

Burcad-badeeda oo afduubatay markab laga leeyahay dalka Shiinaha

MUQDISHO (SMN) - Koxoaha Burcad-badeeda Soomaaliya ayaa afduubay markab kalluumeysi oo laga leeyahay wadanka Shiinaha xili uu marayay xeebaha maamulka Puntland, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Howlgalka Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad-badeeda. Markabka oo la socda 18-shaqaale ah, ayaa afduubkiisa wuxuu ka dhacay xeebaha degmada Xaafuun oo ku taalla waqooyi bari ee Puntland. Kooxaha burcad badeedda ee qabsaday markabkan ayaa ku hubeysnaa qoryaha...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...