Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Accuses Ethiopia of Fomenting Unrest in Gedo, Seeks Global Rebuke

MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia has issued a strong condemnation against the Ethiopian government, accusing it of inciting community clashes in the Gedo region as part of its interference in Somalia's independence and sovereignty.   In a statement released Friday, the Somali government detailed the events that occurred this morning when Ethiopian troops from the Doolow district advanced...

Dowladda Soomaaliya oo eedeyn culus u jeedisay Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa tallaabooyinka guracan ee Dowladda Ethiopia ay ka waddo Gobolka Gedo, oo ay isaga horkeeneyso beelaha halkaa deggan, taas oo qeyb ka ah faragelinta maamulka Addis Ababa ee ka dhanka ah madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya.   Saaka ayaa ciidamo Ethiopian ah oo ka soo baxay degmada Doolow ayaa u...

Somalia’s Security Ministry DG Attends Serbia-Africa Summit In Belgrade

BELGRADE, Serbia — The Director General of the Ministry of Internal Security of the Federal Republic of Somalia, Dr. Yusuf Ali Mohamed, is currently on an official visit to Belgrade, Serbia, where he attended the annual Serbia-Africa Integrity Conference.   During the conference titled "The Honor of Serbia and Africa," Dr. Yusuf held both general and private meetings with the Heads...

Masar oo Eritrea kala hadashay difaaca Madax-banaanida Soomaaliya

ASMARA (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Masar Abdelatty iyo dhiggiisa Ereteriya Osman Saleh waxay mar kale xaqiijiyeen inay taageerayaan madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya oo lagama maarmaan u ah ilaalinta amniga iyo xasilloonida Geeska Afrika.   Labada wasiir ayaa wadahadal ku yeeshay khadka taleefoonka oo uga wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada dal ee dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha,...

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo kulamo ka bilowday magaalada Kampala

KAMPALA (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa booqasho ugu tagtay Safiirka u jooga Uganda Dowladda aan dariska nahay ee Kenya Amb. Joash Maangi.   Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda dalalka Bariga Afrika guud ahaan iyo xariirka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo labada safiir isku raaceen in dalalka Soomaaliya iyo Kenya ay yihiin labo dal...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Sh/Hoose

AFGOOYE (SMN) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xubno ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.   Howlgalkaan oo si qorsheysan looga fuliyay duleedka tuulada Jambaluul ee Degmada Afgooye,waxaa lagu dilay afar xubnood oo ka tirsanaa kooxda, kuwaas oo qaabilsanaa uruurinta lacagaha laga qaado shacabka. Xubnaha la dilay...

Wafdi ka socda DFS oo shir uga qeyb galay dalka Serbia + Sawirro

Belgrade (SMN) –Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade, ayaa ka qeyb gelay shirka sanadlaha ah ee Serbia-Africa Integrity.   Wuxuu sidoo kale kulamo guud iyo mid gaar ahba la yeeshay Madaxda Amniga Dowladda Serbia iyo kasoo qeyb-galayaasha shir-weynaha la magac-baxay Sharafta Serbia iyo Africa. Shirkan oo sanadkiiba mar la...

Egypt, Eritrea FMs reaffirm support for Somalia sovereignty and stability in Horn of Africa

CAIRO - Egypt Minister of Foreign Affairs Badr Abdelatty and his Eritrean counterpart Osman Saleh reaffirmed supporting Somalia's sovereignty, unity, and territorial integrity as a necessity for maintaining security and stability in the Horn of Africa.   This came during a phone call to discuss enhancing cooperation between the two countries in political, economic, and commercial fields, and consulting on regional issues, read...

Somalia Repatriates 161 Stranded Youth from Libya in Humanitarian Effort

MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia has successfully brought back 161 Somali youths from Libya under the Voluntary Humanitarian Return (VHR) program, marking a significant step in tackling irregular migration.   The operation, orchestrated by the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, was led by Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi. The youths, who had been stranded in Libya,...

Somali PM Chairs Cabinet Meeting on National Plan, Security, and Tax 

MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday presided over a significant cabinet session in Mogadishu, focusing on the nation's ongoing development and security strategies.   The meeting included detailed presentations on the progress of the National Transformation Plan, recent security operations, and the rollout of the Value Added Tax (VAT) system which was launched at the beginning of...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...