Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Guddoomiye Maxamuud Macallin oo guddoomiyay shir ka dhacay Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta Guddoomiyey shir gaar ah oo looga hadlayey xalaadaha bini’aadannimo ee ka jira degaannada dowlad goboleedka Jubbaland.   Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka Jubbaland Maxamed Cusmaan Jaamac, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo masuuliyiin kale, waxaana si gaar ah looga hadlay. ➤ Ka hortagga leexsashada gargaarka...

R/W Xamza oo booqday ciidamada Danab ee ku sugan Jubbaland + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho dhiirigelin iyo bogaadin ah ugu tagay ciidamada kumaandooska Danab ee ka howlgala Jubbaland, kuwaas oo kaalin muhiim ah ka qaadanaya dagaalka ka socda gobolka ee lagu ciribtirayo Khawaarijta.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyay ciidamada Danab sida ay naftooda ugu hureen difaaca dalka, waxuuna ballan qaaday...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qaybisay shacabka Buulo-Xaaji + Sawirro

BUULO-XAAJI (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka SoDMA mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa deegaanka Buullo-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose gargaar mucaawino ah ugu qeybiyay 900 oo qoys oo ku nool degaankaan kaas oo dhawaan Al-Shabaab laga saaray.   Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA ayaa sheegay in magaalo kasta oo cadowga laga dulqaado ay gaarsinayaan gargaar deg-deg ah, shacabkana looga bahaanyahay in ay la...

Tragedy Strikes central Somalia: Landmine Explosion Claims Life, Injures Another

GALGADUD, Somalia - A landmine explosion rocked the outskirts of Eldheer district in Galgaduud region, Somalia, leaving a trail of destruction and sorrow in its wake.   The incident, which occurred on , resulted in the death of a young man named Aways Ali Guure (Butugey) and left another civilian injured. The fateful explosion struck a car carrying these unsuspecting individuals as...

Hamas chief Ismail Haniyeh killed in Iran raid

TEHRAN - Hamas leader Ismail Haniyeh was assassinated in the early hours of the morning in Iran, the Palestinian militant group said on Wednesday, drawing fears of a wider escalation in a region shaken by Israel's war in Gaza and a worsening conflict in Lebanon.   Iran's Revolutionary Guards confirmed the death of Haniyeh, hours after he attended a swearing-in ceremony...

Culimada Soomaaliyeed oo ka hadlay dilka loo gaystay Ismaaciil Haniya

MUQDISHO (SMN) - Culimada Soomaaliyeed ayaa Muslimiinta Caalamka uga tacsiyeeyay geerida hoggaamiyahii garab-ka siyaasadda Ururka Xamaas ee Falastiin, Ismaaciil Cabdul Salaam Axmed (Ismaaciil Haniya).   Allaha u naxariistee Ismaaciil Haniya ayaa ku dhintay xalay duqeyn xagga cirka ah oo ay la beegsatay Isra’iil hoyga uu ka deggenaa magaalada Tehraan xilli uu kasoo laabtay caleema saarka madaxweynaha cusub ee dalka Iiraan Masoud...

Gaadiid xamuul ah oo Wanlaweyn ugu xayiran isbaarooyin sharci darro ah

WANLAWEYN (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta gaadiid kala duwan oo xamuul ah ay ku xayiran yihiin degmada Wanlaweyn ee gobolkaasi.   Gaadiidkan oo waqti badan ku xaniban halkaasi ayaa u xayiran isbaarooyin sharci darro ah oo lasoo dhigay halkaasi. Qof kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka...

Faah-faahin ku saabsan qarax ka dhacay degmada Ceeldheer + Khasaaraha

CEELDHEER (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.   Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Aways Cali Guure (Butugeey), waxaana ku dhaawacmay qof kale oo shacab ah. Wararka ayaa sheegay in qaraxa...

Hoggaamiyahii Ururka Xamaas oo lagu dilay dalka Iran

MUQDISHO (SMN) - War uu goor dhaw uu baahiyaya telafishanka qaranka Iran oo ay soo xigteen wakaaladaha wararka ee AP iyo Rueters ayaa sheegaya, in hogaamiyaha ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta Ismaaciil Haniya lagu dilay Tehran, aroornimadi hore ee Arbacada maanta.   Bayaan isna kasoo baxay Xamaas, ayaa lagu xaqiijiyay in Ismaaciil Haniyah lagu khaarijiyay caasimadda Iran. Xamaas ayaa sidoo kale ka tacsiyeeysay...

Shiinaha oo Booliska Soomaaliya ku taageeray qalab loo adeegsado baarista

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto. Sulub Axmed Firin oo uu wehliyo Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada G/dhexe, Muxudiin Axmed Cusmaan ayaa Safaarada Shiinaha kala wareegey agab loogu tala galay Baarista cilmiyeysan ayagoo isla goobtaas tababar ugu soo xirey sarakiishii isticmaali laheyd agabkaas kuwaas oo muddo Tababar ugu jirey sidii ay u isticmaalilahaayeen agabkaas qiimaha badan u leh...

WARAR KALE

Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Toddobaadka Xorriyadda

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 26-ka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda 26-ka Juun

Dhuusamareeb -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin ku aaddan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qayb Galay Xuska 66-guurada Xorriyaddii Gobollada Waqooyi

Muqdisho  – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu xusay 66-guurada kasoo wareegtay xorriyaddii...