Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Hassan Sheikh to Convene NCC Meeting with Regional Leaders

Mogadishu, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud is set to chair a significant National Consultative Council (NCC) meeting today in the capital city of Mogadishu.   This meeting will bring together leaders from various regional states, including Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle, and Southwest, to discuss critical national issues. Notably, Abdulkadir Firdhiye of SSC-Khatumo will make his debut appearance at the NCC meeting,...

Wararkii ugu dambeeyay ee furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyo dowladda federaalka iyo dowlad goboleeeyada dalka.   Inta badan hoggaamiyeyaasha maamullada dalka ayaa soo gaaray caasimadda Muqdisho, kuwaas oo ka qayb-galayo shirkan oo uu guddoomin doono madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan waxaa ka maqan oo kaliya madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi...

Burcad hubeysan oo lagu qabtay howlgal ka dhacay degmada Waaberi + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ku qabtay labadaan nin oo watay Tooreeyo iyo Mooto Bajaaj, isla markaana dhac u geysanayey shacabka ku nool xaafado ka mid ah degmadaas.   Booliska ayaa sheegay in dadkii ay taleefoonada ka dhaceen ay deg deg u war-geliyeen booliska, taasi oo fududeysay in raggaan lagu soo qabto howlgal ay...

Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay arrinta xafiiska UNSOM

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhammaadkii sannadkii hore ku guuleysatey in dalka deynta laga cafiyo, cunaqabateynta hubkana laga qaado, kadib markii la dhameystiray hannaankii barnaamijyadaasi looga baahnaa.   Waxaa dhanka kale haatan socda hannaanka soo afjarista Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS oo soo socday muddo ka badan 15 sanno, lana filayo in 31-ka December ee sannadkan...

Ciidamada Puntland oo nin siday walxaha qarxa ku qabtay Boosaaso + Sawirro

BOOSAASO (SMN) - Cutubyada sida gaar ka ah u Tababaran ee Ciidamada PMPF Puntland oo hawlgallo ka sameeyey magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsan kooxaha argagixisada ah , kaasi oo ku hubaysana walxaha qarxa.   Howlgalkan ay fuliyeen Ciidanka PMPF ayaa qabtay Bambooyinka nooca sababa qaraxyada waa waaweyn , gaadiidkii lagu waday iyo ninkii doonayay inuu shacabka Soomaaliyeed...

Dajnire Jibriil oo daah-furey xarun cusub oo lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed

NAIROBI - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta ka daahfuray Jaamacadda Strathmore gaar ahaan kuliyadda Business School, xarun cusub oo lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed.   Xarunta ayaa lagu magacaabaa Akadeemiyada Maalgashiga Soomaaliyeed oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaano SOMINA. Taabagalinta xarunta Somali Investment Academy (SOMINA), ayaa waxaa iska kaalmeeystay Hay’adda “International Financial Corporation” (IFC) oo...

Ambassador Jibril Inaugurates the Somali Investment Academy at Strathmore University

NAIROBI, Kenya - In a groundbreaking initiative, the International Financial Corporation (IFC), a subsidiary of the World Bank, in collaboration with Strathmore University Business School, has launched the Somali Investment Academy (SOMINA) program.   The Ambassador of Somalia to Kenya, Mr. Jabril Ibrahim Abdulle, inaugurated the Somali Investment Academy (SOMINA) at Strathmore University's Business School on Monday. This specialized executive education program...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay safiirka dalka Sacuudiga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Almuwallad.   Guddoomiyaha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya, isgagoo uga mahad celiyay kaalinta...

Somalia: Grenade Attacks Target Southwest State Officials in Baidoa

BAIDOA, Somalia - In a shocking turn of events on Sunday night, two residential homes in Baidoa, the interim administrative capital of the Southwest state, were attacked by unknown assailants.   The attacks involved the hurling of hand grenades at the residences of prominent Southwest state officials, causing a stir among residents and security agencies. The first attack targeted the home of...

Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay rag burcad ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa maaanta rag burcad ah gacanta ku dhigay, kadib howlgal ay ka sameeyeen degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir.   Booliska ayaa soo qabtay 2 nin oo dhac u gaysanayay shacabka ku dhaqan degamdaasi, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska booliska gobolka Banaadir. Sidoo kale booliska ayaa shaaca ka qaaday in raggan...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...