Hormuud Salaam Foundation Launches its 12th Annual Iftar Program in Mogadishu
Mogadishu, March 12, 2024 – The Hormuud Salaam Foundation proudly announces the launch of its 12th Annual Iftar Program, a humanitarian initiative dedicated to supporting the needy and vulnerable Somali communities during the holy month of Ramadan.
This year’s program commenced with a heartwarming gesture of providing financial assistance to 120 deserving women through the Banadir Region Women's Organization. This...
Somali Govt forces vacate grounds recovered from Al-Shabaab
BA'ADWEYN, Somalia - The Somali government forces vacated three military bases in the central region of Mudug, a shocking move that may jeopardize years of security gains.
Somali military officials in the province who declined to be named said the National Army (SNA) soldiers have deserted Amara , Ba'adweyn and Aad .
The withdrawal is stoking fear among the residents...
Shock as a 80-year-old father kills his son in Somalia
MOGADISHU, Somalia - A shocking murder took place last night in the Karaan district of Mogadishu after an 80-year-old father killed his son with his own hands.
The 80-year-old father who killed his son came after he and his son fought, and it was said that the old man shot his son dead.
The father who killed his son was shortened...
Qatar Charity launches ‘Endless Giving’ campaign in Somalia
MOGADISHU, Somalia - Qatar Charity has launched projects for the Holy Ramadan season in Somalia for the year 1445 AH (2024) within the framework of starting to implement its Ramadan campaign “Endless Giving” outside Qatar, in the presence of Qatar’s ambassador to Somalia Dr Abdullah bin Salem al-Nuaimi, and Deputy Director of the National Disaster Management Authority Dr Ahmed...
US targets Al-Shabaab fundraisers, money launderers with sanctions
The US Department of the Treasury on Monday imposed sanctions on what it said was an international fundraising and money-laundering network for the Al Shabaab militant group operating in Somalia.
The sanctions targeted 16 entities and individuals across the Horn of Africa region, the United Arab Emirates, and Cyprus, the Treasury said in a statement.
The action, which follows US sanctions...
Aabe 80 sano jir ah oo wiilkiisa ku dilay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo aad u xanuun badan oo ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Dhacdada ayaa timid kadib markii Aabe 80 sani jir ah oo magaciisa lagu soo koobay Khadar Tobac uu dilay wiilkiisa oo la oran jiray Maxamuud Khadar Tobac, kaas oo qabay baahiyaha gaarka ah, sida ay innoo sheegeen dadka...
Taliye Mahad Salaad oo kormeeray baraha koontaroolada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Hay’adda NISA Mahad Salaad iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ciidanka amniga kula afuray goobaha ay ku howlgalayeen si ay u sugaan amniga Caasimada.
Halkaan waa Xaafadda Shaleemo Cabdiwaayeel oo ay Masuuliyiintu kula afurayaan Geesiyaasha Ciidanka ammaanka.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa ciidanka amaanka ku amaanay kaalintooda...
Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay shabakad maal-gelisa Al-Shabaab
WASHINGTON (SMN) - Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa Isniintii shalay cunaqabateyn ku soo rogtay shabakad caalami ah oo dhaqaale u uruurisa iyo lacag dhaqidda kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.
Cunaqabateynta ayaa lagu bartilmaameedsaday 16 hay’adood iyo shaqsiyaad ku kala nool gobolka Geeska Afrika, Imaaraadka Carabta iyo Qubrus, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda maaliyadda Mareykanka.
Tallaabadan, ayaa daba...
Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhiga 68-aad ee Qaramada Midoobay
MUQDISHO (SMN) - Wafdi ay hoggaamineysay siihayaha wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS ahna wasiiru dowlaha wasaaradda, Marwo Aamina Xassan Ali ayaa saaka ka qeybgashay kal-fadhigiisa 68-aad ee shirweynaha Arrimaha Haweenka Adduunka,kaas oo ka dhacay xarunta Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.
Shirka ayaa looga hadlay doorka haweenka ay ku leeyihiin bulshada, kaalinta ay ka qaataan horumarinta dalalka iyo...
Daawo: Ciidamada dowladda oo kasoo baxay Camaara, Caad iyo Bacaadweyn
CAMAARA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay dib uga soo baxeen deegaanada kala ah Camaara, Caad iyo Bacaadweyn oo horay loogala wareegay Al-Shabaab.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Shabelle u sheegay in ciidamada ay soo faarujiyeen dhammaan saldhigyadii ay ku lahaayeen deegaanadaasi
Sidoo kale wararka ayaa intaasi...











