WARARKA MAQAL

Halkan waxaad ka dhageysan kartaan wararka maqalka ee ka baxa Radio Shabelle

WARAR KALE

Wadamada G7 oo war cusub kasoo saaray heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada G7 ayaa walaac ka muujiyay Heshiiska beenaadka sharci darada ah ee la sheegay inuu dhexmaray Itoobiya...

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddoomiyaha Hay’adda SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal beeleedyada ka jira K/Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxda Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedyo ka socda deegaanno hoostaga maamulka Koofur Galbeed.   Wasiiru dowlaha...