Catriona Laing oo la kulantay wakiillada haweenka Soomaaliyeed ee ciyaaraha + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona Laing, oo ay weheliyaan madax ka tirsan hay’adaha UNFPA iyo haweenka Qaramda Midoobay, ayaa la kulmay wakiillada haweenka Soomaaliyeed ee ciyaaraha.

 

Labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa ka qaybgalka iyo saameynta isbeddelka ee maalgashiga isboortiga ee haweenka Soomaaliya.

Sidoo kale waxay xaqiijisay taageerada Qaramada Midoobay ee ku-daridda haweenka siyaasadda qaran ee ciyaaraha, qabanqaabinta munaasabado isboorti oo wadajir ah, iyo xoojinta doorka ciyaaraha haweenka ee caafimaadka iyo xallinta khilaafaadka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

Somali female athletes jog during a training session at Banadir Stadium in Mogadishu on July 23, 2016. AMISOM Photo / Omar Abdisalan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here