Ciidamada ammaanka oo soo qabtay haweney seygeeda ku gubtay Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu yiri” Maanta abbaare 9:30 subaxnimo, Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Yaaqshiid waxa uu soo qabtay Edeysane Naley Maxamuud Saney 26 jir ah oo gubtay Saygeeda”

 

Ninka xaaskiisu gubtay waxaa gargaar u fidiyay Ciidanka Boliiska hadana waxaa lala tacaalayo Xaaladiisa Caafimaad.

Naley Waxaa la horgeydoonaa Maxamakada awooda u leh Insh-Allah”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here