Ciidamada DF oo ka hortegay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab

0

MATABAAN (SMN) – Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa  Galmudug ayaa Al shabaab dib uga caabiyay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo ay isku dayeen inay weerar ka geystaan.

Howlgalkan oo ciidamadu ku sugayaan amaanka Magaalada ayaa waxaa hoggaaminayay Saraakiil sare, maamulka degmada iyo madax uu kamid yahay Guddoomiyaha  degmada Guriceel oo halkaaa gurmad u tagey.

Ciidamada xoogga iyo kuwa galmudug ayaa haatan dueedlka degmada Matabaan waxa ay kawadaan howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab, waxaana xaaladdu ay tahay mid kacsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here