Ciyaal weeradii oo dib usoo rogaal celiyay iyo falal ay ka geysteen Muqdisho + Video

0

MUQDISHO (SMN) – Kooxaha ciyaal weerada ayaa mar kale soo rogaal celiyay, waxayna dhibaatooyin iyo weeraro ka bilaabeen degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir.

 

Koox ciyaal weero ah ayaa lasoo wariyay inay xalay dil iyo dhaawac ka gaysteen waaxda 5-aad ee degmada Kaxda, gaar ahaan Albiri, halkaas oo ay ku dileen qof shacab ah, kuna dhaawaceen mid kale.

Sidoo kale kooxda falkan gaysatay ayaa goobta ka baxsatay, mana jiro wax hadal ah oo uu maamulka degmada kasoo saaray dhacdadaasi.

Halkan hoose ka daawo Warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here