MUQDISHO (SMN) – Dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayo heshiiska difaaca ee dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa haatan ka bilowday garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho.
Waxaa dibad-baxan soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qayb-galaya mas’uuliyiin iyo shacab fara badan.
Sidoo kale waxaa goobta hadallo ka jeediyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, xildhibaano iyo wasiiro ka qayb-galaya dibad-baxa ka socda magaalada Muqdisho.
Halkan hoose ka daawo:-