Daawo: Maxkamadeynta Sayid Cali oo mar labaad ka bilaabatay Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fariisatay dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis.

 

Waxaa maxkamadda goobjoog ah ehellada labada dhinac, dadweyne, qareeno iyo xeer ilaalinta guud ee qaranka.

Sidoo kale waxaa la filayaa in maanta lasoo gabagabeeyo maxkamadeynta ninkan oo ay isha ku wada hayaan dadweynaha Soomaaliyeed.

”Waxaan rajeynaynaa in maanta lasoo gabagabeeyo kiiska, maadaama Maydka uu muddo bil ah firinjeer inoogu jiro” ayuu yiri mid kamid ehellada marxuumadda.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here