Daawo: Qoyska Abshir Gaarane oo sheegay in dib loo dhigay Aaska wiilkooda

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa dib lo dhigay Aaska marxuun Abshir Gaarane Axmed oo shalay ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeyso Muqdisho iyo Balcad.

 

Qoyska Abshir Gaarane AYAA sheegay inan la Aasayn wiilkooda ilaa inta ay kala xaalayaan qoyska darawalkii waday gaariga uu shilka ku galay.

Gaarane ayaa kamid ahaa Fannaaniinta magaalada Muqdisho, waxaana geeridiisa si weyn looga dareemay baraha bulshada ee Internet-ka.

Halkan hoose ka daawo Warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here