Danjiraha Soomaaliya ee dalka Itoobiya oo laga guddoonay warqadaha aqoonsiga

0

ADDIS ABABA (SMN) – Madaxweynaha Dawladda Ethiopia Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoontay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa.

 

Munaasabad hab-maamuuskeedu sarreeyo oo ka dhacday aqalka Madaxtooyada Ethiopia  ayaa lagu qaabilay Danjire Warfaa iyo qaar kamid ah Diplomaasiyiinta safaaradda.

Intaas kadib Madaxweynaha Ethiopia iyo Danjire Warfaa ayaa  yeeshay kulan muhiim ah oo ku saabsanaa xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here