DF Soomaaliya oo war kasoo saartay khasaaraha dagaalkii Shabeelow

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal shalay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Shabeelow oo dhaca koonfurta gobolka Mudug.

 

Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaas ay iska kaashadeen ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka, isla-markaana khasaare culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab.

Sidoo kale wuxuu xaqiijiyay howlgalkaas lagu dilay in ka badan 100 ka tirsanaa Al-Shabaab, laguna burburiyay xarumo iyo hub u yaallay halkaasi.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here