DFS iyo Maamul Goboleedyada oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed

0

JOWHAR – Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada,, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed, iyagoo ka digaya saameynta iyo khataraha ka imaan kara roobabka Deyrta.

 

Bayaanku wuxuu ugu baaqayaa hay’adaha dowladda heerarkeeda kala duwan, heyadaha gargaarka, iyo saaxiibada caalamka in ay si degdeg ah u abuuraan jawi lagu xoojinayo caafimaadka, biyaha, iyo amniga cuntada, isla markaana la hirgeliyo xalal waara oo lagu yareynayo saameynta isbeddelka cimilada, iyadoo la sheegay in ku dhowaad 4.5 milyan oo qof ay wajahayaan cunno-yari, inta u dhexeysa bisha October ilaa December 2025.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here