Dibad-baxayaal ka careysan xadgudubka Itoobiya oo isugu soo baxay Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Boqolaal dadweyne ah oo ka careysan xad-gudbka dowladda Itoobiya ee Qaranimada Soomaaliya ayaa  isugu soo baxay magaalada Muqdisho.

 

Dadkan oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka qayb-galaya dibad-bax uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka oo looga soo horjeedo heshiiskii Addis Aabab.

Sidoo kale waxaa banaanbaxan goobjoog ah masuuliyiin ka tirsan dowladda feedaraalka oo jeediyay khudbado ay ku diidaan heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here