Doorashada 5 kursi oo maanta lagu qabanayo magaalada Gaalkacyo

0

GAALKACYO (SMN) – Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada shan kursi oo deegaan doorashadooda ay tahay gudaha magaaladaasi.

Guddiga SEIT ee Galmudug ayaa shalay diiwaangeliyay oo shahaadada musharraxmino guddoonsiiyay tartamayaasha Shanta kursi,.

Sidoo kale waxaa si aad ah loo adkeeyey amniga goobta doorashada ay ka dhaceyso ee magaalada Gaalkacyo.

Kuraasta doorashadooda la qabanayo ayaa kala ah:-

1-Hop#101

2-Hop#013

3-HOP#060

4-HOP#017

5-Hop#001.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here