Doorashada kuraas ka mid ah BF oo lagu qabtay magaalada Baydhabo + Sawirro

0

Baydhabop (SMN) – Magaalada Baydhabo ee xartunta gobolka Baay waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaas oo ay deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.

Kuraasta doorashadooda la qabtay ayaa kala ah Hop#099, Hop#168, Hop#167, Hop#077 Hop#186 iyo Hop#261, waxaana ku soo baxay:-

1-Axmed Madoobe Nuunow oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#099.

2-Luul Ibraahim Cumar oo ku guuleysatay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#168.

3-Cabdisalaan Cali Cabdi oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#167.

4-Maxamed Shekh Cabdulaahi Ciirow oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisu yahay Hop#077 .

5-Cabduqaadir Cumar Macalin oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#186.

6-Saalax Shariif Siid Cali oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#261.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here