Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baydhabo

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qabtay Tartanka kursiga sumadiisa ay tahay Hop#193 oo ay ku tartameen laba musharrax.

1-Musharax Xildhibaan mudane, Cabdulaahi Aadan Axmed (Black) iyo

  1. Musharax Xildhibaan mudane, Cabdiqaadir Maxamed Cali (Baashi)

Cabdulaahi Aadan Black ayaa helay codad dhan 66 cod, halka musharaxii la tartamayey Cabdiqaadir Maxamed Cali Baashi uu helay 31 cod waxaana xumaaday waa 3 cod.

Sidaa darteed waxaa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#193 Xildhibaan Cabdilaahi Aadan Axmed (Black).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here