Doorashada lix kursi oo maanta ka dhaceyso magaalada Baydhabo

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ku qabanaya doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.

Guddiga ayaa shalay diiwaangeliyay 14 Musharax oo ku tartamaya lixda kursi, waxaana kuraasta Maanta doorashadooda la qabanayo & Musharrixiinta ku tartamaya ay kala yihiin.

1)-Hop#261

2)-Hop#o77

3)-HOP#O99 –

4)=Hop#167

5)-HOP#168-

6)-HOP#186

Koonfur Galbeed ayaa heer gaba gaba ah marsineyso doorashada Golaha Shacabka, waxaana Maanta hadii la doorto lixda kursi u hari doona 7 kursi oo lagu dooranayo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here