Dowladda oo baaq kasoo saartey Dilalka ka dhacaya qeybo kamid ah Soomaaliya 09/11/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo baaq nabadeed kasoo saartay, Dilalka iyo Beegsiga ka baxsan Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.