Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 34 qodob

0

MUQDISHO (SMN) – Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixinteeda todobaadlaha ah ayaa uga hadashay xaaladda dalka, taas oo ka kooban 34 qodob oo lagu soo koobay dhacdooyinka todobaadka.

 

Hoos ka akhriso:-

1- Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgaley shir caalami ah oo looga hadlayey amniga iyo la dagaalanka argagixisada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here