Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saaratay xaaladda Gobalka Gedo 07/08/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxafaadeed ay uga hadashay xaaladda gobolka Gedo, oo dhawaan qeybo kamid ah uu dagaal ka dhacay.