Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer sameeyey + Sawirro

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeer ku tegey dhismaha ka socda Wadada Warshada Caanaha oo ay hore Cabasho uga soo gudbiyeen shacabka Magalaada Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa sheegay in wadadan laami la saari doono iyadoo hadda la bilaabay dhismaha Marsha Biyeediga.

Dhismaha Wadadan oo uu maalgelinayo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay qeyb ka qaadaneysaa bilicda Magaalada Muqdisho iyadoo soo afjareysa dhibaato ay ku qabeen Gaadiidka halkaasi isticmaala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here