Duqa magaalada Muqdisho oo maanta xarigga ka jaray wado muhiim

0

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha waddada xiriiriso Degmooyinka Waabari, Xamar Jajab iyo degmada Xamar Weyne.

Wadadan ayaa waxaa  dhawaan maamulka gobolka Banaadir uu ku sameeyey dib u dhis ballaaran

Sidoo kale wadadan aayaa ah mid isku xirto Isgooska Shabeele, illaa Isbitaalka Martiini, sidokalana waxay soo hormartaa xarunta Beerta Nabada iyo Biyaaso Liibaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here