Fahad Yaasiin oo jawaab ka bixiyey go’aankii maxkamadda sare

0
La taliyaha amniga qaranka Fahad Yasiin

MUQDISHO (SMN) – La Taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji ayaa aqbalay qaraarka maxkamadda sare kasoo baxay ee ku aaadan in aysan qaban karin dacwadda Kursigga Hop086 ee uu kasoo gudbiyey Guddiga FEIT.

Fahad ayaa sidoo kale sheegay go’aankii horey uga soo baxay guddiga doorashada ee lagu hakiyey kursigiisa inuu ahaa mid siyaasadeysan, sida uu hadalka u dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here