Gaari looga shakiyay inuu sido qarax oo lasoo dhigay jidka Maka Al-Mukarrama

0

MUQDISHO (SMN) – Gaarigaan oll looga shakisan yahay in qarax lagu soo xiray ayaa yaala dhisme kasoo horjeeda Xarunta Immigration-ka ee nawaaxiga isgosyka Shaqaalaha.

 

Ciidamada miino baarista iyo kuwa kale ee amaanka ayaa xiray wadadaas mashquul ka badan si ay shacabka uga badbaadiyaan qatartaan laga shaki sanyahay.

Sidoo kale waxaa hakad galay dhaq-dhaqaaqa gaadiidka iyo ganacsiga ee waddadaasi oo muhiim u ah shacabka magaalada Muqdisho.

Xaaladda goobta ayaa weli kacsan, waxaana goobta ku sugan ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here