Galmudug oo dhammeystireysa doorashada xubnaha Aqalka Sare

0

DHUUSAMAREEB (SMN) -Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa xalay goor dambe soo saaray liiska labadii xubnood ee ka harsanaa Musharrixiinta u tartamayay  Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaana Federaalka ah ee Soomaaliya.

Warqadda kasoo baxday xafiiska madaxweyne qoor-Qoor ayaa u qorneyd sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here