Galmudug oo shaacisay guddiyada soo xulaya ergada kuraas ka mid ah BF

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Dhuusamareeb.

Tallaabadan ayaa qayb ka ah fulinta heshiiskii doorashooyinka ee ay dhowaan Golaha Wadatashiga Qaran ku gaareen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here