Galmudug oo soo saartay liiska kuraastii ugu badneyd ee golaha shacabka

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa caawa shaaciyey liiska 21-kursi oo doorashadooda uu dhawaan qabanayo.

“Guddiga doorashada Galmudug waxuu guda gelayaa shaacinta odayaasha iyo bulshada rayidka, diiwaangelinta, tababarrada guddiga xulista iyo Ergada,” ayaa lagu yiri qoraalka lagu shaaciyey liiskaan.

Liiskaan uu caawa shaaciyey guddiga doorashada Galmudug waa tiradii ugu badneyd ee hal-mar uu guddi doorasho shaaciyo, tan iyo markii ay bilaabatay doorashadaan.

Hoos ka akhriso Liiska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here