Ganacsade Soomaali ah oo xaaskiisa ay ku dishay dalka Koonfur Afrika

0

Cabdixakiin Xigis oo ka mid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa xalay agu toogtay hoygiisa dhaxdiisa.

Dilka oo sida la sheegay loo adeegsaday qori ayaa waxaa geysatay xaaskiisa oo Koonfur Afrikaan ah.

Dilka kadib ayey wacday booliska, isla markaana isku dhiibtay ayada oo booliska ay wadaan baritaanno la xariira sababta ka dambeysay dilka ay saygeeda u geystay.

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay dilalka loo geysanayo Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here