Golaha wasiirada oo mushaarkooda ku taageeray ciidamada Xoogga dalka

0

MUQDISHO (SMN) – Kulanka shirka golaha wasiirrada ee XJFS ayaa mushaarkooda waxay ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah goboladda dalka,

 

shirka golaha wasiirrada ee toddobaadlaha oo uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa waxa ka soo baxay go’aamo muhiim ah waxaana bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale.

Halkaan hoose ka daawo Muqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here