Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey xeerar muhiim ah + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyey Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Shirka ayaa waxaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda, Hindise sharciyeedka kalluumeysiga iyo Siyaasadda maamulka howlaha hay’adaha samafalka islaamiga ah.

Sidoo kale golaha wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay qaar ka mid ah wasiirada, taas oo la xiriirtay xaaladda dalka, maadaama ay soo dhammaadeen doorashooyinka dalka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here