Guddiga doorashada gobollada waqooyi oo jadwal cusu soo saaray

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga hirgelinta doorashada gobollada waqooyi (Somaliland) ayaa soo saaray jadwalka labo kursi oo ka mid ah doorashada golaha shacabka Soomaaliya.

Guddiga ayaa shaaciyey in maanta Iyo beri ay bilaabaneyso araajida (Codsiyada), Hubinta & diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa kuraasta tirsigooda uu yahay HOP#237 & HOP#239.

Labadan kursi mid ka mid ah waxaa u tartamaya ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Guuleed oo loolan adag la geli doono Xuseen Carab Ciise oo muddo soo ahaa xildhibaan.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here