Guddiga doorashada oo shaaciyay kuraas kale oo ka mid ah BF Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada  shanta (5) kursi ee Golaha Shacabka.

Qabashada doorashada kuraastan ayaa muhiim u ah Golaha Shacabka Soomaaliya, maadaama aad looga daahay jadwalkii horay loo soo saaray.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here