Guddiga farsamada ee doorashooyinka oo la kulmay xubno ka socda QM + Sawirro

0

Guddiga farsamada Doorashooyinka ee Xafiiska Raโ€™iisal wasaaraha ayaa la kulmay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan taageerada arrimaha doorashooyinka.

Guddiga ayaa xubnahan ka socda Qaramada Midoobay kala hadlay isu duwidda iyo mideynta howlaha lagu taageerayo dadaallada Raโ€™iisul Wasaaraha ee hirgelinta doorasho daahfuran oo xor iyo xalaal ah.

Raโ€™iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka shaqeynaya sidii uu si habsami leh ugu fulin lahaa howlaha doorashooyinka ee uu u xilsaaran yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here