Guddiga FEIT oo shaaciyey in dhaarinta xildhibaanada la qabanayo Khamiista

0

MUQDISHO (SMN) -Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa qoraal ay soo sareyn ku sheegay in maalinta khamiista oo ah 14-April ay tahay maalinta la qabanayo  Munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada cusub, waxa ayna xildhibaanda ka codsadeen in saacadu markay tahay 10:00AM ay isugu yimadaan Hoolka Teendhada ee Afisooni oo ah halka ay ka dhici doonto dhaarinta

Guddiga ayaa xildhibanada ka codsaday in ay ilaaliyan waqtiga islamarakan ay u soo diyaar garowaan Munaasabadda dhaarinta xildhibaanada cusub oo sida Jadawalka ahaa lagu balamay in la dhaariyo 14- Apriil oo ku began khamiista ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here