Guddiga FEIT oo go’aan cusub kasoo saaray kuraastii ay horey u hakiyeen

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa war cusub kasoo saaray afartii kursi ee uu horey u hakiyey guddiga FEIT.

Guddiga ayaa shaaciyey go’aan ku aadan kuraastaasi iyo sababaha loo hakiyay, wuxuuna sheegay in dib loogu laaban doono doorashada kuraastaasi oo uu ku jiro kursigii uu kusoo baxay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Kuraastan ayaa kala ah HOP#154, HOP#103, HOP#204 iyo HOP#086, kuwaasi oo guddiga uu hakiyay 29 November ee sanadkii hore illaa 13 March ee sanadkan 2022-ka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here