Guddiga FIET oo war cusub kasoo saaray dhammeystirka doorashooyinka

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa ka warbixiyay sida ay howsha Shahaado siinta Xildhibaanada ku socoto.

Qoraal uu guddiga soo saaray ayaa u dhignaa sida tan.

Maanta Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran, kuwaas oo isugu jira Mudanayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare, oo ka kala yimid; Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug, Somaliland, Puntland iyo Jubband.

1. Sheikh Adan Madoobe GSH#189
2. Shariif Abdalla GSH#085
3. Abdillahi Abdi Mohamed GSH#264
4. Hussein Mohamed Nur GSH#051
5. Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir) GSH#166
6. Mohamed Abdullahi Keyse GSH#073
7. Sadiya Yasin Haji Samatar GSH#129
8. Hassan Abdi Ismail GSH#217
9. Omar Ibrahim Hashi GSH#114
10. Roda Arab Abdi GSH#219
11. Khadra Mohamed Tukale GSH#274
12. Sahra Olad Abdi GSH#018
13. Zamzam Dahir Mohamud AS#12
14. Leila Ahmed Ismail AS#37
15. Ahmed Mohamed Ali AS#21
16. Noradin Abdullahi Olujog GSH#246
17. Zamzam Abdullahi Ahmed AS#24
18. Abdirahman Mohamed Hussein GSH#069
19. Fartun Abdikadir Farah Karama AS#19
20. Yusuf Hussein Ahmed Gama’diid GSH#031
21. Ali Shaban Ibrahim AS#23
22. Prof/Dr. Osman Mohamud Mohamed (Dufle) AS#20
23. Salah Ahmed Jama AS#34
24. Guled Bihi Abdi GSH#255
25. Ahmed Osman Dirie GSH#233
26. Abdinur Ali Aden GSH#028
27. Mohamed Sheikh Noor Osman GSH#107
28. Abas Ali Ibrahim GSH#111
29. Mohamed Abukar Ali GSH#025
30. Adar Hared Jibril GSH#132
31. Mohamed Abdurahman Nadif GSH#124
32. Bihi Iman Egeh GSH#237
33. Abdiqani Ismail Said GSH#241
34. Mohamoud Abdirahman Omar GSH#272
35. Adnan Osman Elmi GSH#236
36. Omar Yusuf Qaladid GSH#136
37. Ahmed Mohamud Jama GSH#029
38. Nasro Mahdi Arale GSH#023
39. Leylo Nur Maah AS#07
40. Sahra Jama Ali GSH#134
41. Dr. Ahmed Adam Ahmed GSH#127
42. Hassan Dahir Yarow AS#05
43. Zaynab Mohamed Amir GSH#267
44. Asad Abdirisaq Mohamed GSH#120
45. Yusuf Mohamed Ismail GSH#118
46. Ilyas Badal Gabose AS#01
47. Mohamed Hassan Adam GSH#133
48. Hamza Abdi Barre GSH#203
49. Abdi Hashi Abdullahi AS#33
50. His Hassan Adan GSH#015
51. Farhiyo Mohamud Dhakane GSH#052
52. Maryan Mohamud Isse GSH#226
53. Mohamud Abdirahman Sheikh Farah GSH#003
54. Osman Mohamed Abdi GSH#022
55. Fadumo Hassan Ali GSH#210
56. Abdi Ibrahim Warsame GSH#196
57. Abdulkadir Mohamed Wa’ays GSH#112
58. Mowlid Abdi Mohamed GSH#130
Ugu danbeyn waxaan bogaadinaynaa Xildhibaanada Labada Aqal qaatay Shahaadada, waxaana sidoo kale ku boorrinaynaa inta dhimman ee aan wali qaadan ku dedaalaan sidii ay ku qaadan lahaayeen , si aan uga dhabeyno Jadwalka Dhammeystirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here