Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay munaasabadda Ciidul Fidriga

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa salaadda ciidda kula tukaday mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda.

Guddoomiyaha ayaa ummadda Soomaaliyeed uga baryey Allah in uu ka aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee ay soo guteen, wuxuuna u duceeyey dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida kaga nool yihiin.

Dhammad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here