Guddoomiyaha guddiga doorashada Galmudug oo xilkii laga qaaday

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Waxaa maanta xilkii laga qaaday guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee maamul goboleedka Galmudug kadib, kulan ay yeesheen xubnaha guddiga doorashada ee maamulkaasi.

Xubnaha ayaa guddoomiye cusub u doortay Maxamed Qaasin Maxamuud oo horey u ahaa xoghayaha guddiga doorashada Galmudug.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here