Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo guddoomiyay shir ka dhacay Baydhabo

0

BAYDHABO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Guddoomiyey kulan gaar ah oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed.

 

Kulankan ayaa waxaa looga hadlay qaban-qaabada Shirka isku duwidda Arrimaha Bini’aadamnimada oo Berri ka furmaya Baydhabo iyo Ajandihiisa.

Sidoo kale waxaa kulankaan ayb ahaa Wasiirada Wasaaraddaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed, Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle, Agaasimaha Waaxda gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wasiiradaan aya dhanka kale kormeer waxa ay ku tageen goobta uu shirkaan ka furmayo.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here