Guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud oo shaqo joojin lagu sameeyay

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo shaqada ka joojiyey guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud Khadiijo Aadan Daahir.

 

Guddiga oo tixraacaya soo jeedinta ka timid wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda FS ayaa Marwo Khadiija ku sameeyey shaqo joojin ku meel gaar ah.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here