MUQDISHO (SMN) – Guddoonka Aqalka Sare BFS oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS. Ajandaha kulanku wuxuu ahaa:-
1- Warbixin guud ee Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS ee howlaha wax-qabad ee hortbinta u leh Aqalka Sare.
2- diyaarinta warbixinta guud ee Wax-qabadka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka 10aad.
3- Diyaarinta Ajandaha kulanka 3aad, Kalfadhiga 1aad ee Aqalka Sare.
Kulanka waxaa kaloo qayb ka ahaa Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.